Ololaha Nadafada Qabridahare Somali region
Ogaden Environmental guardians waxay bilabeen si lo ilaaliyo badqabka dadka iyo deeganka
fadlan ka qayb qaado oo ku dadaal inaad nadaafada ka bilowdo gurigaga, wadada xafaada aad dagantahay iyo ku baraarujinta dariskaaga
Mahad Alle ba leh